Ethical Hacking Diploma
Diplomadan gaarka ah waxaa loogu tala galay qof kasta oo doonaya in uu noqdo ama bilaabo mihnad dhanka Ethical Hackingka ama Cyber Securityga. Barnaamijka waxaa loo qaabeeyay in ardayga lagu baro wax walba oo u baahanyahay si uu bilaabo Cyber Security. Waxaa lagaaga bilaabayaa bar bilow wanaagsan, iyada oo loo gudbi doono mowduucyo kala gadisan kuuna dhisaya in aad noqotid ethical hacker. Waxaana loo baran doonaa qaab ONLINE ah, adiga oo gurigaaga ama goobta shaqada jooga ayaad si sahlan u samayn kartaa una raaci kartaa dhamaan casharada lagaa doonayo.
Inta aad barashada Diplomadan ku jirtid waxaad wax ka baran doontaa mowduucyadaan iyo kuwa badan oo kale sida: Networking, Security foundation, Virtualization, Fahanka Linux, Kali Linux, Barashada Python ka si aad scriptyadaada u qoratid, Penetration testing, Reconnaissance, Scanning, Gaining Access, Maintaining Access, Covering Tracks, Legal, Password attacks, Wife Hacking, OWASP. Reverse shell, report writing.
Marka aad dhamaysatid Diplomadan Cyber Securityga la xiriirta waxaad heli doontaa shahaada Jaamacadada, waxaadna fursad u haystaa inaad ku shaqayso doorkan soo socda sida: Penetration Tester, Risk Analyst, Vulnerability Analyst, Security Analyst, Security Consultant, Web application security engineer iwm.
FIIGA: Diplomadan waxaad ku dhigan doontaa oo kaliya mudda sanad ah Eebe idinkii. Jaamacad Sahal waxay ku shaqaysaa nidaam half_Scholarship ah oo ka dhigan in ardayga haaf laga daynayo fiigii cuslaa ee jaaamacada oo owal ahaa 250 ilaa 300. Kaliya ardayga waxaa laga rabaa semester fii oo ah 160 oo kaliya, mudada semesterku waa 4 billood. Waxaadna ukala bixin kartaa 4 qeybood, labba haaf ama hal mar sida aad u awoodid. Hadii aad diyaartahay waxaan kuusoo diraynaa foomka iyo akoonka jaamacada si diiwaangelintaada loo dhamaystiro.
ADMISSION REQUIREMENTS
APPLICATION PROCESS
Applying to our Degree or Diploma Program is as follows;
- Click the application form below Complete, sign and return application form to the office.
- The form 👉👉 Sahal University Registration Form
- Fill all the information in the application and click submit
- High School Diploma and two passport-size photos
- Students are expected to pay only half of the fee $160
- Student can divide the fee into 4 installments
Remember to chat us on WhatsApp or in Facebook once you fill the form
WhatsApp: +252906793748
Semester 1:
Networking Fundamentals
Information System Security (threat attacks and vulnerability)
Virtualization
Linux Operating System (kali)
Penetration Testing I
—–
Secure Code Design and Implementation
Cryptography Design and Implementation
Penetration Testing II
Python programming
Wifi Hacking
——
OWASP
Physical security design and identity access
Endpoint and Network Security Design
Operation and Incident Response
Governance Risk and compliance