MAXAAD BARAN DOONTAA?
Alle ayaa ilaashay Quraanka Kariimka ah, wuxuuna ku suganyahay sidiisii iyada oo aysan ku dhicin wax isbadal ah, wuxuuna Eebe u fududeeyay adoomadiisa in ay si sahlan ku xafidaan kuna kaydiyaan qaluubtooda. Mahad Eebe ayay u sugnaatay maanta waxaan idiin furnay barnaamij dhamaystiran oo ay daah daahinayso jaamacada Sahal ee Boosaaso, kaas oo qofkasta u fududaynaya in uu Quraanka barto isaga oo jooga gurigiisa ama goobtiisa shaqada.
Faaidada Barnaamijkan maxay tahay
- Quraan Barasho iyo Xafidid. Waxaad barnaamijkan uu kuu fududaynayaa in aad Quraanka bartid goobkasta oo aad ku sugantahay
- Meelkasta: Meelkasta oo aad aduunka kaga sugantahay si toos ah baad oogu soo biiri kartaa barnaamijkan Quran Barashada ah, mana kaa xadidayso da’daad tahay iyo waxa aad qabatid.
- Heer Bilow ah iyo Heer Sare: Arday kasta wuxuu helayaa heerka uu doonayo kasoo bilow heer bilow ah ilaa heer sare.
- Groupyo kuu gaar: Marka laga tago in macalinku wax ku barayo hadana waxaad helaysaa groupyo aad wax isla barataan idanka oo isdhiirigelin kara.
- Macalimiin Xafidsan: Waxaad helaysaa macalimiin lagaa soo hubiyay Quraanka Eebana xafidsan.
- Qiima dhimis qoysaska iswata:
the programme, the student will be awarded the Bachelor of Business Administration
Career paths for graduates of this programme include: Marketing Executive, Human Resource Executive, Marketing Manager, Sales Executive, Research and Development Executive
Ujeedada Rugta Quraan Xafidada ee Jaamacada Sahal
Yoolkayaga ugu muhiimsan waa in aan soo saarno dad bartay isla markaasna xafidsan Quraanka Kariimka, oo iyaguna bari ka maalin dadka kalena si bari kara.
See Isku diiwaangelin kartaa
APPLICATION PROCESS
Fadlan qeybta Whatspka ah nagala soo xiriir si aan faah faahin kuu siino
WhatsApp: +252905722006
WhatsApp: +252906793748