Author: abyadcali

Semesterka horay ka bilow

Ardada inta badan waxaa ka khaldanta in ay la socdaan waqtiyada uu bilowdo semesterka jaamacada. Taasna waxay ku keentaa ardayga in uu kasoo daaho inta badan semesterka hadhowna ay ku noqdaan casharadu kuwa gab-gab ah ama deg-deg ah. Hadaba maqaalkaan koobaan waxaan ku sharaxi doonaa Eebe idinkii waqtiyada kala duwan ee semesterku bilowdo ayna wanaagsan […]

Read More

Sidee Online wax looga bartaa

Waxbarashada onlineka ah kama duwana mida regular ka ah ee la soo xaadirayo. Hadii aad fahantid waxaad ogaan kartaa in casriga hada la joogo qofkii aanan aqoon hadba onlineka wax loogu barto in uu dhuminayo fursado aad u badan. qofka fahansana uu ka faa’idaysanayo fursado aad u badan gaarina karo guulo dhaxal gal ah. Maanta […]

Read More

Khalaadka imtixaanka ka dhaca

1. Not answering the question There are two main reasons for this: Not reading the question properly, or Wanting to answer a slightly different question 2. Not looking at the mark scheme or the space provided Both the mark scheme and the space provided (if there is one) will provide clues about how much the […]

Read More

Fursada Half Scholarshipka ah

Jaamacada Sahal. (Sahal University). Waxay daah furtay fursad qaali ah oo dhamaan ardada Soomaaliyeed meelkasta oo ay caalamka ka joogaan ay ka faa’idaysan karaan. Fursadan oo ah Fursad la siinayo ardayga half scholarship. Hadaba waxaa laga yaabaa in aad iswaydiinaysa fursadan half scholarshipka ee jaamacada Sahal bixinayso maxay tahay? Maxayse ka dhigan tahay. Jaamacada Sahal […]

Read More